31 comments

  1. Asc fahan Academy.
    Salan kadib waxaan ku faraxsanahay in aan kusoo biiro Academy-da, waxaan rajaynayaa in aan kahelo doono cilmi hufan iyo soo dhaweyn wacan

  2. Asc waan idil salaamay dhamaantiina

  3. Abdisatar Mo'allim Hassan Mohamed

    Asc

  4. Yes asxaabta

  5. Maashaa Allah waan kufaraxsanahey in aan kamid noqdo fahan academy

  6. Abdisatar Mo'allim Hassan Mohamed

    Waxaan marks hore umahad celinaayaa Allah swc oo ii suura galiyay in aan kamid noqdo bahweyta soomaaliyeed ee wax kabarata FAHAN AXADEMY marka xigta wxaan mahad u celinaayaa Akaadiriintii noo dadaalay anagoo guryaheena iyo goobaheena shaqa joogno inoo suura galiyay in aan si wanaagsan oo heer sare ah wax ubarano una fahanno markale iyo markale Maamulka macalimiinta iyo inta katirsan Fahan Academy waxaan idin leeyahay mahadsanidiin dadaalkiina siiwada. Allah idinka Abaal mariyo.

  7. Wcs asxabta dhamaan waan idin salamay waan ku faraxsanahy runtii anigo kobteyda ganacsi jogo in aan meel qura aan wax kawada barano taas mahadeda allah ka sogow waxaa iska leh bahda fahan academy special al ustaad ahmed abduqadir aadbaan idinkaga mahad celinaa fursadaha aad had iyo jeer nasiisan mahadsanidiin 👏👏👏

  8. Asc soomaali wayn marka waxaa mahad iska allaha
    Inoo suurageliyey inaan wax baran fahan academy
    Marka xigta macalimiintii dadaalka badan geliyey
    Sidaan ku heli lahayn waxbarasho tayo leh
    Waxaan leeyahay waad mahadsantihiin

  9. Abdinasir Abdullahi Mohamed

    Asc all

  10. Asc dhaman macaliminta fahan academy
    Waxan idiinka mahad celinaya sidad nogu fududayseen waxbarashada anago qabsanayna howlo malmekayaga
    Waxan sigara ugu mahad celinaya macalin axmed cabdiqadir xusayn iyo macaoinkayga qaligah ee lecturer =Dr abdirahman macslin xasan

  11. asc dhamaan macaliminta fahan academy waxaan idikaga mahad celinayaa qaabka fudud aad inoogu fududeesen wax barashada m.allah

  12. ASC all students and teacher my name is shamso I one student in fahan academy I happy I will hope I reach my goal

  13. Shugri0144@hotmail.com

    Asc waxa mahand leh allh no surta geshay inan halkan waxa ka barano anago oo goboheen shaqo iyo guryahon jogan marka labad waxan ad iyo ad u mahandasn dhaman maclimint iyo mamulka fahan academy oo nogu daadaly isdii ugu wangsaned inay waxa no baran garan dr c/raxaman sii sican waxa noo fahan siyaa waxan leeyay allh ha ka albal maryiyo dadlaka iyo juhdiga ayad gelisay ardada inad wax u barto

  14. Asc Fahan academy waad mahad San tihiin waxbarasha muhiimka ee aad noogu deeqdeen inagoo guryaheena joogno iyo goobteena shaqo joogna hadana wax baranayno MAASHA ALLAH Fahan academy

  15. Bilow sheikh Hassan Ahmed

    Marka hore waxan umahadcelinaya Allah matka xiga fahan accademy

  16. Iam very happ to join fahan academy

  17. Waxan idiinka mahad celinaya dadaalka aad galiseen in qofkasta oo Somali ah oo aan awoodin inuu school ama private tago oo uu wax ka barto sababo shaqo awgeed inaad u suuro galiseen isagoo shaqadiisa jooga inuu aqoontiisa korodhsado aad baad u mahad San tihiin