Koorsadaan Waxaad Ku Baran Doontaa Aas-aaska Luuqada ingiriiska ayadoo lagaaga soo Bilaabi Doono Meesha Ugu Hooseeysa ilaa Heer Dhexe. Waxaadna Qaadan Doontaa Casharo ah Sida Wax Loo Qoro Loona Aqriyo sidoo kale waxaad Baran doontaa Casharo Wadasheekeeysi iyo Naxwo isugu Jiro iyo Casharo kale Oo Farabadan.