Koorsadaan Waxaad Ku Baran Doontaa Aas-aaska Luuqada ingiriiska ayadoo lagaaga soo Bilaabi Doono Meesha Ugu Hooseeysa ilaa Heer Dhexe. Waxaadna Qaadan Doontaa Casharo ah Sida Wax Loo Qoro Loona Aqriyo sidoo kale waxaad Baran doontaa Casharo Wadasheekeeysi iyo Naxwo isugu Jiro iyo Casharo kale Oo Farabadan.
-
Unit One
-
Unit Two
-
Unit Three
-
Unit Four
-
Unit Five
5.0
2 total
5
4
3
2
1
Reviews
-
Fahan academy waa akadeemiyada onilne mida ugu tayada wanaagsan. Runti waa meen aan waxbadan ka faa'iday, Fahan Academy
-
Runti waa wax lagu farxo in la aan heeysano Fahan Academy. waa meel waxbarashi aad iyo u wanaagsan.
20$