Kuma Ayeeynu Nahay?
Fahan Academy Waa Akaadeemiyad heer Sara ah oo Bixisa Waxbarasho Online ah Oo ay Aas-aseen Aqoonyahano Soomaliyeed .
Waxaad Inaga Heleeysaa waxbarsho Tayo leh oo Ay Dhigayaan Macalimiin Qibrad U leh Maadooyinka Ay Dhigayaan.
Waxeynu Diyaar Unahay inaan Kaa Haqabtirno Baahidaada Waxbarasho Adigoo Gurigaada ama Goobtaada Shaqo Jooga, Sidoo Kale Casharadaada Waxaad Qaadaneeysaa Xiligaa Aaad Firaaqo U heshid.